Published:

Fadhigii maanta ee golaha Wakiiladda JSL oo uu shirgudoominayay Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Mudane Siciid Mire Faarax (Giire) ayaa lagu ansixiyey afar Masuul Kuwasi oo xildhibaanadu mid mid gacanta ugu taageen.

  1. Wasiirka Wasaarada Maalgashiga.
  2. Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka
  3. Xubin ka tirsan Komishanka Shaqaalaha Dawlada
  4. Xubin katirsan Guddida Qandaraasyadda Qaranka.

Golaha Wakiilada Jamuuriyada Somaliland ayaa ansixiyay masuliyiin ka tirsan Xukuumada JSL.

News Related