Gabileynewsonline.com
Xoghayaha Golaha Guurtida Oo Caqabad Ku Noqday Xeer Qaranka Somaliland Umuhiim Ah Iyo Dareenada Ku Gadaaman
February 1, 2023 - Written by admin

ka yahay Madaxwayne biixi?

Isku soo wada duub oo talaabada uu xoghayaha golaha guurtidu ku farogaliyay xeerkan iyo kuwo kale ee qaranka dhamaystirkiisa umuhiim u ahba, ayaa noqonaysa mid ubaahan i6n shir gudoonka golaha guurtida fiiro gaar ah Uyeeshaan Ficilada Masuulukan, iyadoo Oo Dhanka kale ay muhiim tahay, in la sameeyo baadhitaano dheeraad ah oo ku Aadan qaabkii xeerkan loo majaro Habaabiyay iyo ujeedooyinka ka danbeeya.

HARGAYSA SOMALILAND

QORE FARXAAN MAXAMED BARKHAD.

COMMENTS
Latest News