Published:

Wasiir kuxigeenka abniga ee wasaarada arimaha gudaha ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu baahiyay baraha bulshada lagu sheegay in dad udhashay gobolka sool lagu dhibaateeyay qaarkamid ah magaalooyinka gudaha somaliland iyagoo ku tilmaamay mid xaqiiqada a fog islamarkaana doonaysa in shacabka somaliland lagu kala fogeeyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xukumadda Somaliland ayaa beenisay in waxyeelo loo geystay Dadka ka soo jeeda G Sool

News Related