Gabileynewsonline.com
Afhayeen Buuni Oo Ka Hadlay Sobobta Siyaasi Axmed Muumin Seed Looga Saaray Xisbi Xaakimka Kulmiye
March 11, 2023 - Written by admin

Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa saaka sidii caadada uhayd warbaahinta ka sheegay in ex wwasiir axmed muumin seed laga saaray golaha Fulinta iyo guud ahaan xisbiga isagoo ku eedeeyay in uu kazoo qaybgali waayay fadhiyadii gudida

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xisbiga Kulmiye oo shaaciyey in aan siyaasi Axmed Muumin Seed ka mid ahayn Xisbigaasi.

 

COMMENTS
Latest News