Published:

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater oo kulan la yeeshay aqoonyahan gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaaladaha guud ee dalka

Sidoo kale Prof samater ayaa runta usheegay dhalinyarada aqoonyahanka ah ee Reer awdal oo uu sheegay in doodoodii dhaafi wayday cabasho iyo caloolyow iyagoo ah dad waxbartay

Dhanka kale prof samater ayaa xusay waxyaabaha lagaga baxo tabashada iyo arimaha looga baahan yahay dhalinyarada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

" Caawa waxaan u imid in aynu ka tashano Sidaan Awood u yeelanayno " Prof Axmed Ismaciil Samatar

 

News Related