Gabileynewsonline.com
Dooxan Hargaysa Faa,iidada Uu Hargaysa Uleeyahay, Hadii Dadkeenu Inala Fahmi Lahaayeen, Waxay Ka Shaqayn Lahaayeen Horumarkiisa” Maayar Mooge. Editor: Editor:
March 8, 2023 - Written by admin

Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge oo booqday dooxa magaalada hargaysa ayaa sheegay in dooxa halkii xadka u ahayd lagu celi doono isagoo dadka kusoo dhawaaday ku wargaliyay in talaabo laga qaadayo si dooxa loo hagaajiyo islamarkaana ay uyaraato khasaare uu gaysto xiliyada roobka.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Halka Kaliya Ee Banaan Ee Aynu Haysanaa Waa Dooxa "Maayir Mooge Oo Amar Dul Dhigay Dooxa

 

COMMENTS
Latest News