Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Socdaal Uu Ku Jooga Magaalada Buuhoodle
March 21, 2023 - Written by admin
Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdirasaaq khaliif oo mudooyinkan ku sugnaa dalka itoobiya ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada buuhoodle
Sidoo kale gudoomiye cabdirasaaq khaliif ayaa ka hadlay ujeedada safarkiisa.
