Published:

Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdirasaaq khaliif oo mudooyinkan ku sugnaa dalka itoobiya ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada buuhoodle

Sidoo kale gudoomiye cabdirasaaq khaliif ayaa ka hadlay ujeedada safarkiisa.

Buuhoodle  C.risaaq Khaliif oo la kulmay waxgaradka Buuhoodle kana soo noqday Itoobiya

 

News Related