Gabileynewsonline.com
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Xamarje Oo Waraysi Xasaasiya Lala Yeeshay Iyo Nuxurka Eedo Culus Oo Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi
March 10, 2023 - Written by admin

Gudoomiye kuxigeenka xisbiga mucaaridka ah ee waddani axmed cumar xaaji cabdilaahi (xamarje ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay xaalada jahowareerarka ee ay Somaliland gashay dagaalka laascanood

Sidoo kale gudoomiye xamarje ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi oo uu sheegay in taladii dalka loo dhiibay nin ganacsade ah oo aan waxba dhaafay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

Guddoomiye Xamarje iyo xogo xasaasi ah

 

COMMENTS
Latest News