Gabileynewsonline.com
Masuuliyiinta Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Haayada Camuud Foundation Oo Deeq Raashin Ah Uqaybiyay 400 Oo Qoysas Danyar Ah
March 19, 2023 - Written by admin

Maamulka Dowladda Hoose Degmada Gabiley Oo Ay weheliyaan haayada Camuud Foundation ayaa deeq raashin ah uqaybiyay  400 oo qoysas danyar ah.

Raashinkan oo ay qoysaska danyarta ah Ugu deeqday Haayadda Camuud Foundation.

Haayada Amoud Foundation ayaa deeq raashina gaadhsiisay 400qoys oo kunool Degmada Gabiley.

 

COMMENTS
Latest News