Published:

Qaarkamid ah maxaabiisii lagu soo qabtay dagaalkii udanbeeyay ee dhacay magaalada laascanood un adhexeeyay ciiqanka qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka huwanta ee dagaalamaya laascanood oo ku xidhan jeelka magaalada burco ayaa ka waramay xaaladooda caafimaad iyo qaabka ay Somaliland ula dhaqantay,

Sidoo kale maxaabiistan ayaa sheegay in aanay jirin wax dhibaato oo loo gaystay iyagoo beeniyay warar laga faafiyay ee sheegaya in jidh dil loo gaystay sifiican loola dhaqmay.

Dhanka kale badhasaabka gobolka togdheer iyo taliyaha jeelka burco ayaa iyagu dhankooga ka hadlay maxaabiistan iyo sida ay ula dhaqmayaan iyagoo sheegay in qaar dhaawac ahaan la geeyay cisbitaalka si loogu dabiibo.

Maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalka Laascaanood oo hadlay

 

News Related