Published:

Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf Guruuje oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo la xidhiidha xaalada Somaliland ee wakhtiga mawqifkii uu qaatay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland iyo arimo kale oo muhiim ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Ta maanta jirta haday sii socota Somaliland oo kaliyi kuma burburayso."Xildhibaan Guruuje

News Related