Published:

 

Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland oo ay weheliyaan gudi culimo ah oowasaaradu usaartay lasocodka bisha ramadaan ayaa shaaciyay wakhti lagu wado in ay bilato bisha barakaysan ee radamaan.

Sidoo kale wasiirkadiinta iyo awqaafta ayaa sheegay in caawa oo arbaca ahi ay dhamaystirayso bisha shacbaan  islamarkaana lagu wado in bisha soon bilato habeenka khamiistu soo galayso.

"Waxa noo cadaatay in caawa oo arbaca ah ay tahay habeen dhamaystiraya bishii Shabcaan"...Wasiirka D

News Related