Published:

Alle ha,unaxariistee waxaa maanta magaalada boorama ku geeriyootay Fanaanad Aamina cabdilaahi xirsi oo kamid ahayd kooxdii waabari islamarkaana kamid ahayd kuwii ugu caansanaa gayiga somalida.

Dhanka kale wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa ka hadlay geerida marxuumad fanaanad Aamina cabdilaahi xirsi.

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Warfaafinta JSL oo shaaciyay geerida fanaanadii AAMINA CABDILAAHI XIRSI

 

News Related