Dekeda Berbera Oo Kaalinta Labaad Ka Gashay Qiimayn Lagu Sameeyay Dekedaha Geeska Africa.
May 20, 2023 - Written by admin
Marsada caalamiga ee berbera ayaa kaalinta labaad ka gashay qiimayn lagu sameeyay adeega dekeda qaarada Africa gaar ahaan wadamada saxaha ka hoose ee Africa