Published:

Maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaaciil xaaji Nuur ayaa beelaha walaalo ah ee dhawaan dirirtu ku dhexmartay deegaano katirsan gobolka Togdheer ugu baaqay in ay colaada joojiyaan islamarkaana ka wada hadleen wixii ay ku muransan yihiin.

Colaada Ha La Joojiyo Maayarka Degmeda Ceergaabo Oo Ka Hadley Colaada Koonfurta Togdheer.

News Related