Published:

“Xaalku Wuu xun yahay dalkuna Wuxuu Umuuqdaa Inuu ku Noqonayo Dagaalkii Sokeeye ee Burco iyo Berbera ka dhacay, maddaama oo raggii berrigaa dagaalka Sokeeye riday ay maanta xilalka u sareeya ka hayaan dalka ,Ina Biixi maalintii dhaweyd markii uu Burco tegay,ma inuu nasteex u tegay ayaad mooddaysaan uma uu tegin nasteex, odayaashu waxay ku yidhaah-deen maalintii dhaweyd markii uu Burco tegay, tii Laascanood maad tegin, tii Ceerigaabo maad tegin oo tii Awdal maad tegin ee maxay kaa tahay Muusow ,wuxuu ugu jawaabay Muuse tani waa naftii waa nafti……..”Xildhibaan Xeeldheere

Maayirka Sheekh Ayaa U Gacan Qaaday Xildh Xeeldheere Oo Dhaliilo Uu Jeedinaaya Madaxwayne Biixi

News Related