Shacbiga Ku Dhaqan Hargaysa Oo Madaweyne Muuse Biixi Ka Dalbanaya Wakaaladii Korontada Ee Ay Som-power .Boobtay.

Ma ogtahay In Madaxweyne Xigeenka Somaliland SHARE 30% Ah Uu Ku Leeyahay Wakaaladii Korontada Ee Lagu Wareejiyay Ganacsatada.. .. Soomaalidu Caqli Badan Ma Laha Oo Ay...

Dagaalkii Beder, Q.2aad.

  Asalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan, Waxaynu soo gudbiney qaybtii horee dagaalka,waxaynu maantana kuda galaynaa qaybtii labaad ee dagaalkii beder,waana qayb aad u muhima, Dagaalka ka hor Nebigu SCW wuu...

Safaarada Somaliya ee Germany oo Bilawday Bixinta Basaaboor Somaliga iyo Dawalda Jarmalka oo ay Arimaha Qoxootiga ka Wada Hadleen.

Dawlada Jarmalka oo Safaarada Somaliya ee Berlin ka Dalbatay inay Keenaan Baasaaboor Somali iyo Safaarada oo Bilawda Bixinta Basaabooradii ugu horeeyey.

Ogaysiis: Sh.Mustafe X.Ismaaciil Haaruun iyo Muxaadarada Furitaanka Masaajidka Cusub ee Magaalada Kassel Germany 09-06-2019.

Ogaysiis: Sh.Mustafe X.Ismaaciil Haaruun iyo Muxaadarada Furitaanka Masaajidka Cusub ee Magaalada Kassel Germany 09-06-2019.

Dadka iyo Soonka : Qalinkii Cabdinaasir Xasan Macallin

Assalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal, Ilaahay markuu inagu waajibiyey acmaasha kala duwan, dadku way ku  qaybsamaan qofkastaana boos ayuu astaystaa. Ilaahay SWT wuxuu yidhi”Addoomahayga waxaa ka...

Soonka iyo Caafimaadka Qofka .W/Q: Abdunasir Hassan Macalin

Assalaamu Calaykum, Ramadaan wacan dhamaan akhyaarta, Waxaynu ku dhexjirnaa bishii khayrka badnayd ee ramadaanta waqtiguna sida hilaaca ayuu markastana innagu dhaafayaa,maxaa inoo faa’ido ah walaalayaal mar...

Yusuf Garaad Muxuu Ka yidhi 18-may Dabaal Degga Qaranimada Somaliland.

18 May maad wax ka tiraahdid? ayay si soo-jeedin oo kale ah ii weydiiyeen saaxiibbo aan qaddariyo. Jawaab: Somaliland waa dalkeyga iyo dadkeyga. Waa walaalahay Soomaaliyeed...

” Xaaji Cabdi , Dab-damis mucjjiso ahaa ”.

Dabayaaqaddii sanadii 1992 , goor habeenimo ah waxaa ka dhacday Magaaladda Hargaysa dhacdo naxdin badnayd oo ahayd geeridii Marxuum Suldaan Yuusuf Suldaan Xirsi Qani...

Cali Guray oo ka Jawaabay Eedihii uu Qaranimada Somaliland ujeediyey Xildhibaan Dhakool.

Kursiga uu ku fadhiyo hoostiisa waxa ku jira lafhii kuwii u dhintay inu ku fadhiisto uu noqdo Xildhibaan Baarlamanka Somaliland ka mid ah. Hadii...

Fursad noocee ah ayaa Somaliland ugu jirtay inay raysalwasaare Abiy Ahmed iyo Madaxweyne farmaajo ka degaan Egal international airport?….Senator Mustafe Qodax

Raysal wasaare Abiy Axmed u daa nin dhalinyaro ah oo si weyn uga dhexmuuqda madaxda Africa ee kursiga jecel, shakina kuma jiro inuu sameeyay...

guul iyo guul daro diidmada baarlamaanku maxay noqon kartaa ??? Qalinkii Barkhad Ladiif Cumar

haddii dhinacyo kala duwan ka eegno labadda way noqon kartaa, guul iyo guul-daro, siduu madaxweynuhu u dhigay ee u rabay way u dhacday dhankaasi...

Shacab wayne Tiro badan ayaa saaka Magalada Burco ka Tukaday salaadii Roob Doonta iyo Madax Ka qayb gashay

Shacab wayne Tiro badan ayaa saaka Magalada Burco ka Tukaday salaadii Roob Doonta iyo Madax Ka qayb gashay   Halkan Hoose ka Daawo https://www.youtube.com/watch?v=p22RZBikz1s