News
-
Madaxweyne Biixi oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Taliyeyaal cusub u Magaacabay Ciidammada Sirdoonka, Badda iyo Laanta Socdaalka.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa kale oo uu Maanta Magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaa...
Wednesday, June 29, 2022
-
Soomaaliya oo Iska Fogeysay Eedayntii Dowladda Somaliland
– Soomaaliya, ayaa waxaa ay iska fogeysay eedaymihii ay dowladda Somaliland u jeedisay, taas oo oo la xidhiidha in Soomaaliya ay isku darsatay tiradii xujayda Somaliland ay xaqa u lahayd iyo toodiiba.
Wasiirka diinta iyo awqa...
Wednesday, June 29, 2022
-
Qaraxyo Xoogan oo Gilgiley Magaaladda Bahir Dar Ee Dalka Itoobiya
Qaraxyo xoogan, ayaa ka dhacay afar goobood oo kala duwan oo ku yaalla magaalada Bahir Dar ee waqooyiga dalka Itoobiya, sida ay booliisku sheegeen.
Weerarkan, ayaa muujinaya in ammaanka gobolka Axmaarada oo ah gobolka labaad ee u...
Wednesday, June 29, 2022
-
Taiwan oo Laba Ambulance Ku Caawisay Cusbitaaladda Hargeysa iyo Gabiley
Wasaaradda caafimaadka Somaliland, ayaa maanta dowladda Taiwan kala wareegtay laba baabuur oo kuwa gar gaarka deg deg ah, kuwaasoo la soo mariyay safaaradda Taiwan ee Hargeysa.
Labadan Ambulance, ayaa loogu tallo galay in ay ka...
Wednesday, June 29, 2022
-
– Waxaa maanta magaaladda Gabiley kulan ku yeeshay wasaarradaha dowladda Somaliland ee loo yaqaano daneeyeyaasha horumarinta reer Miyiga.
Shirkaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda horumarinta reer Miyiga Somaliland waxaa ...
Wednesday, June 29, 2022
-
Faysal Cali Waraabe: “Saaxiibkay Muuse Biixi Waxan Kula Talinayaa In Uu Iscasilo”
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa fariin culus oo xaasaasi ah u diray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Madaxweyne Biixi uu kula talinayo in ...
Monday, June 13, 2022
-
Ardayda Jaamacadda Alpha Oo Lagu Tababaray Deminta Khataraha Dabka
: Jaamacadda Alpha university faraceedda magaaladda Hargaysa ayaa ardayda wax ka barata jaamacadaasi u qabatay tababar ku saabsan maaraynta Dabka.
Tababarkaasi oo ay bixinaysay shirkadda maaraynta Dabka ee Fire ...
Monday, June 13, 2022
-
Caynaba: Cuqaal Waxgarad iyo Hween Lagu Tababarayo Dastuurka iyo Waddaniyadda
):Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka JSL ayaa maanta magaalada Caynaba ee xarunta gobolka Saraar ka daah-furtey tababar ku saabsan Dastuurka iyo Waddaniyadda.0
Waxana tababarkaasi ka faa’iidaysanaya Cuq...
Monday, June 13, 2022
-
Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Midnimo Oo Ka Hadlay Safarka MBC Ee Sanaag
): Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Midnimo C/qaadir Xaamud, ayaa ka hadlay safarka uu madaxweyne Biixi ku joogo gobolka Sanaag.
Siyaasi C/qaadir Xaamud, waxa kaloo uu ka hadlay arrimaha furista ururadda siyaasadda oo uu mid sharc...
Monday, June 13, 2022
-
Weftiga MBC Oo Kulan La Yeeshay Madax-Shaqameedka Gobolka Sanaag
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay magaalada Ceerigaabo, ayaa caawa kulamo la qaatay salaadiinta, cuqaasha iyo waxgaradka Gobolka Sanaag.
Kul...
Monday, June 13, 2022
Next Page »
|
Latest News
|