Published:

Xuunsho geel la joogtiyo,

Golli heeryo sidatiyo

Rati gorod madow iyo,

Geesoole boqoriyo

Saadaal gurracanoo,

Gurran waa la filayee

Ninkii beesha soo galay,

Gondo dhigashadiisii………

(Maansada Taawilo. Hadraawi AHN).

SIYAASI CALI MAXAMED YUUSUF “CALI GURAY”

News Related