Articles
-
Madaxwaynaha Somaliland oo Tacsi u diray Sh Maxamuud Suufi Muxumed oo Geeriyooday.
TACSI MADAXWEYNE: 16/04/2023.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka Dawladda iyo ka Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland...
Monday, April 17, 2023
-
Diiniyan Ma Banaana Dhiiga Muslimka iyo dagalkoodu
Diiniyan Ma Banaana Dhiiga Muslimka iyo dagalkoodu
Muslim islaaya, dhiig Muslim iyo dil Muslim midna ma banaana diiniyan ee caruurta, dumarka iyo cidwal oo ku dhimanaysa ama waxyeelo ka soo gaadhayso...
Sunday, April 16, 2023
-
Dawlada Talyaaniga Oo Soo Badbaadisey 1,300 Qof Oo Muhaajiriin Ah
Dowladda Talyaaniga ayaa soo badbaadisay 1,300 oo muhaajiriin ah kadib howlgal samatabixin ah oo laga fuliyey dhowr goobood oo ku yaalla Koonfurta Talyaaniga.
Laba todobaad ka hor ayay aheyd markii ay 74 qof ku dhinteen doo...
Monday, March 13, 2023
-
Warbixin; Yaa Kusoo Duulay Laascanood?
Televisionka qaranka somaliland ayaa markale warbixin xasaasiya ka diyaariyay cida kusoo duushay shacabka gobolka sool ee sobobay dagaalka ay ka barakaceen shacabkii magaalaa laascanood taasi oo banaanka keentay kooxaha ...
Wednesday, March 8, 2023
-
Ma Dhab Baa In Djibouti Taageero U Tahay Jamhuuriyada Somaliland?
Sheekh Maxamuud, Geelle iyo Biixi kuwada jireen oo lagu fasiray siyaad loo bixiyey ( irirsm policy ) oo aad afka loogu hayo.
Isku soo wada xoori waxaa xaaladaha Laas-caanood soo saareen awoodaha jamhuuriyada Somaliland iyo heer...
Sunday, February 19, 2023
-
Is Maandhaafka u dhaxeeya Golaha Degaanka Degmada Boorama iuo Cida dabada ka Riixaysa
Maalmahan waxa degmada Borama ka socda is maandhaaf u dhexeeya madaxda dawladda hoose oo ku saabsan shaqaalayn dhinac ka raran oo la doonayo in laga gaadhsiiyo muddada uu maqan yahay mayor Baradhe oo Cimro aaday, Alle ha ka aqbale...
Sunday, January 15, 2023
-
SIRDOONKA GOBOLKA AWDAL WAXAAD MODAA IN PROPAGANDA SUUQA U QAATO TAASINA SHAQADA AYEY WAX U DHIMAYSAA.
Gobolka Awdal waa nabad waligiina nabadbuu ahaa madaxweyne Muuse Biixi waan soo dhaweyneynaa waana gobolkisii waa degmadiisii waa magaaladisii waana madaxweyne qaran markaa cidna kama xigto .
Sida laga soo xigtay ilo wareey...
Wednesday, September 7, 2022
-
Gudoomiye Riyoraac iyo ficiladiisa Guracan ee aanay kula shaqayn Karin Xubnaha Guddida Doorashooyinka iyo Abaal la`aanta uu ku sameeyay Jufadiisa (Solamadow)
Gudoomiye Riyoraac iyo ficiladiisa Guracan ee aanay kula shaqayn Karin Xubnaha Guddida Doorashooyinka iyo Abaal la`aanta uu ku sameeyay Jufadiisa (Solamadow)
Tan iyo markii uu xilka qabtay Gdoomiyaha Guddida Doorashooyinka Soma...
Thursday, May 5, 2022
-
Cirro iyo Doorashada Madaxtooyada W/Q: Cabdifataax Xasan Maxamed (Barawaani)
13kii Noofenbar 2017, waxa ay ahayd maalin adag, taariikhi ah, oo qadhaadheyd. Dad badan oo Soomaalilaan u dhashayna ay dacar leefeen; halka kuwo kalena ay man carrabka ku tireen. Waxa ay u ahayd xisbiga Kulmiye doorashadii saddex...
Sunday, October 31, 2021
-
FALANQAYNA BUUGA GEEDIGII CABDIQAYS
Hal kale,mid kale,iyo dhigaal qiimo leh, ayaan ku nasiyey indhahayga maalmahan,wuu i cajab geliyey,iguna abuuray xiise fog oon islahaa beryahaa kumuu haleeleen, ee wuu kugu soo deg...
Thursday, October 21, 2021
Next Page »
|
Latest News
|