Published:

Waxaa la Ogaysiinayaa Bulsho Waynta Somaliyeed ee ku Dhaqan Magaalada Kassel ee Dalka Jarmalka inay ka qayb qaataan Tabarucaadka Masaajidka Somalida.

Waxaa jira Dad Badan oo Somali ah oo la Baxa Sadaqad oo raadinayay Ciwaanka Bangiga Masaajidka sidaa Darteed waxaanu halka hoos e idiinku soo Gudbinaynaa inaad kusoo Dirtaan wixii aad ugu Tabarucaysaan Sadaqo ahaan Masaajidka Somalida Kassel.

Waxa aad la baxdaaba Waa sadaqo, Masaajidkuna Waa Gurigii illaahay ee Bulshadu ku Cibaadaysanaysay, markaa illaahay dartii uga Qayb qaata Tabarucaadka masaajidka.

Wixii Faahfaahina Waxaad kala Xidhiidhi kartaa Gudida Masaajidka .

Kasseler Sparkasse

Somalischer Kultur+Sport Verein

IBAN: DE23520503530011812575

BIC: HELADEF1KAS

 

ogaysiis

Haldoornews.com

Haldoornews@hotmail.com

Kassel Germnay

 

News Related