Published:

Muuqaalka hoose waxa uu naga soo gaadhay abwaan Kayd Maxamed Cabdalle oo ah Muwaadin dhaliilsan ama ka soo horjeeda doorka ay qurbo jooga Somaliland ku leeyihiin ama laga siiyey Maamulka Dawladda, siiba xilligan xukuumadda joogta, helida shaqooyinka oo uu leeyahay qurbo-jooga ayaa hela fursada ugu badan, iyo dabcan aragtidiisa ku aaddan qaabk ay qurbo joogu ula fal-geli karaan dalka haday dibadaha ka soo laabtaan..
Hadaba fadlan waxaan idinka codsanayaa inaad u baahisaan, Muuqaalka Gabayga oo ah kan hoosta ka muuqda…
kayd

News Related