Published:

FaaraxMuqdisho (Haldoornews)- Wasiirkii hore ee Cadaaladda Dawladda Soomaaliya Faarax Abdulqaadir oo ah ninka ka masuulka ahaa xaga maaliyadda iyo qabanqaabada musharaxnimadii Xasan Sheekh Maxamuud, dadkuna ku xantaan inuu yahay ninka ku dhaliyay kuna qalqaaliyay in uu madaxweyne noqdo xasan sheekh maxamuud, ayaa waraysi kulul lagula yeeshay magaalada muqdisho.

News Related