Published:

Dr.Xuseen C/laahi Bulxan oo ahaa Gudoomiyihii Hore ee Jaamacada Hargeisa isla markaana ka mid ah Aqoonyahanadda Somaliland ee Bulshada Aqoontooda uga Faa,iideeyay isla markaana Dalka Dib ugu soo laabtay, waana markii ugu horeysay ee Dhaliil noocan oo kale ah uu jeediyay pro.Samatar oo ay Jaamacadaha maraykan wax kusoo wada barteen isla markaana mabda Somaliland muddooyinkan danbe si wayn u aaminsan. Daawo Muuqaalka fikirka bulxan ka Bixiyay pro.SamatarBulxan

News Related