Published:

laba

Fanaanada Caanka ah ee Saynab Laba dhagax oo fanka muddo dheer ku soo jirtay ayaa shaacisay in ay iskaga baxday.

qoraal kooban oo ay ku baahisay bogeeda Facabookga ayaa waxa ay ku tidhi “Asc Walalaaha iyo Asxaabta Waan Idin Wada Salaamaya Waxaana idinku Salaamay Salaanta Muslimka, Wax baa Ii Nuuray Ramadaankaan Go’aan igu adkaa ayaan Qaatay Maanta, Hase yeeshee Mar Horena aan Qaatey laakiinse aan Jabiyey, Ilaahbaa ii Fududeeyey oo Mahada leh, Qofkastaa oo Muslim ahna Waxaan Ilaah Uga Baryaya inuu Dhanka Kheyrka uu Waafajiyo, Aamiin. Arintii Ku Saabsaneyd Shaqdeyda Dhanka Community Services ka ee Heesaha Xafladaha/Show/Concert/ Aroosyada Waan Joojiyey, Hal Aroos, All Girls Baan Balan Qaadey Mar Hore 2 August, Bacdal Ramaaan, Kaas Baa igu Dambeeya Insha Alah. Ilaaahna ha ii Adkeeyo, Aaaamiiin.”

 

Haldoornews.com

Contact@haldoornews.com

Hargiesa Office

News Related