Published:

4444

Oradyahanka Reer Soomaaliland  balse u orda dalka Britain ayaa ku guuleystay biladii ugu horaysay Dalka Britian oo dahab ah.

Mo faarax wuuxuu ku guulesystay orodka aduunka ee 10,000m kaasoo ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.

Ciyaaryahankaan oo ayaa markii uu dhamaaday Orodka islamarkaana uu guusha gaadhay wuxuu isku duubay calanka dalka uu dhalashadiisa heysto ee Britain.

“ma sahlana in 27 daqiiqo oo qorax lagu ordayo,ugu danbeyna waan gaadhay hadafkeyga  oo ahaa guusha”ayuu yidhi Mo faarax.

 

contact@haldoornews.com

News Related