Published:

Boorama(Haldoornews)-Wararka laga helayo magaalada Boorama ayaa Sheegaya in alle ha u Naxariistee la Dillay Hal Askari oo ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland oo la Odhan Jiray Faarax Faray, sidoo kalena la Dhaawacay Taliyihii Xerada Milatariga ee Magaalada Boorama.
Askariga Dilkan Gaystay ayaa ka Tirsanaa Ciidamada Qaranka oo Xerada ka Tirsanaa Balse. markii uu Dilka Gaystay ayaa Markiiba waxaa gacanta ku Dhigay Ciidamada Xerada ku Sugnaa.
ilaa hada lama garanayo sababta uu Dilkan u Gaystay Askarigani.

Haldoornews.com
Haldoornews@hotmail.com
Hargeysa office

News Related