Published:

wwwwwwwFrankfort (Haldoornews)-Fanaanada Da,dayar ee Codka Toolmoon Qadan Style ayaa Bandhig Faneed Cajiib ah ku Samayn Doonta Habeenada Ciidda Magaalada Munchen ee Gobol Bayern Germany halkaasi oo ay kala Qayb gali doonaan Faniin Tiro badan oo Cawayskaasi madadaalin doono Bulsho Waynta Soomaaliyeed eek u dhaqan Dalka jarmalka ee udabaal degaya Damaashaadka Ciida Carafo.




Wixii faahfaahina kala Xidhiidh Sawirka Shaashada ku Qoran Numbarada iyo Ciwaanada ku Xardhan.

Contact@haldoornews.com

News Related