Published:

Hargeysa(Haldoornews)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyaradda,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ayaa Shir Jaraa’id oo uu maanta qabtay waxa uu ku sheegay dib u dhac ku yimid Xiligii ay qabsoomi lahaayeen Ciyaaraha Gobolada dalka halka uu sidoo kalena Shaaciyay Wakhtiga rasmiga ah ee ay bilaabmi doonaan Wejiga hore ee Ciyaaraha Gobolada dalku.

News Related