Published:

Deg Deg: Aqlibiyada Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Kulan Qado Sharaf Ah Uga Bilaabmay Hotel Guuleed Ee Hargeysa.
12096217_746154308823069_8472872781155202769_nHargeysa( ) Waxa hadda si rasmi ah hotel guuleed ee magaalada Hargeysa uga bilaabmatay munaasibad iyo madal ilyartu isqabatay oo aqlibiyada golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE kulan qado sharaf ah ku kulmayaa,
Waxana munaasibadan si wada jir ah uga soo qayb galay Sadexda murashax ee kala ah Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis , Xildhibaan Kijaandhe iyo Ex Wasiir Samaale,
In ka badan 200 xubnaha golaha dhexe ee xisbigaasi ayaa goob joog ka ah Xafladan waxana sidoo kale xusid mudan si wada jir ah uga soo qayb galay Sadexda murashax ee kala ah Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis , Xildhibaan Kijaandhe iyo Ex Wasiir Samaale,
In ka badan 200 xubnaha golaha dhexe ee xisbigaasi ayaa goob joog ka ah Xafladan waxana sidoo kale xusid mudan Oo kasoo qayb galay suldaanka guud ee beelaha somaliland iyo madaxdhaqmeed magac iyo sumcad ba ku leh somaliland.

News Related