Hargeysa(GNO)-Tiradan shaacisay is casilaada ee masuuliyiintan kala duwan ayaa ah tii ugu weynayd ee abid ka dhacda somaliland, dhabar jab-na ku noqonaysa xukuumada silaanyo.
wasiirada is casilay waxaa ay kala yihiin.
wasiirka Arimaha Dibada somaliland Maxamed biixi yoonis .
Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji xasan.
wasiirka Cadaalada Xuseen Axmed Caydiid.
Wasiirka Hawlaha Guud C/risaaq Khaliif axmed
Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dr Cabdi Aw-daahir cali.
Tirada Wasiir ku Xigeenada Is casilay waxay kala Yihiin.
Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arimaha Bulshada. C/waaxid C/raxman C/qaadir.
wasiir ku xigeenka Wasaarada Dib u Dejint Nimco Xuseen Qawdhan.
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Xasan Daahir Dhimbiil.
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Degaanka iyo Horumarinta Reer miyiga Axmed maxamed Nuur
Wasiir-ku xigeenka Wasaarada Hawlaha Guud Cali Cabdi Saa’iq
Agaasimayasha Guud waxa ka mid ah .
Agaasimaha Guud ee wasaarada Warshadaha Mawliid Waris.
iyo Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul.
Hadii alle yidhaahdo waxaanu idiin soo Gudbin Doonaa Muuqaalada Masuuliyiinta is Casishay intii ay Warbaahintu la Hadashay.