Published:

Hargeysa(GNS) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud  (Siilaanyo) ayaa diiday in uu ka Aqbalo Istiqaaladii uu Gudbiyey Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Deeganku aan ka Aqbalin, Halka Dhammaan Xubnihii iswada Casilay uu Madaxweynuhu ka wada qablay.

Wasiir Ku-xigeenka Deeganka oo Muddo 4 Billood ah Xilkaasi hayey, ayaa Waxa uu ka soo Jeeda Deeganka Lasqoray ee Bariga Sanaag, waxaanu ka Mid ahaa Xubnihii ugu danbeyey ee Xukumada Siilaanyo lagu soo darro, balse waxa uu Wasiir Ku-xigeenku ka mid ahaa Musuuliyiintii iska casilay Xilkaasi.

Illaa hada lama garanayo waxa Madaxweynuhu uga Qabliwayey Iscasilaada Wasiir Ku-xigeenka….

News Related