Published:

Aamiin Caamir Oo Sawir Ku Tusaaleeyay Dhibka Hanaanka Federalku U Horseeday Somalia

Muqdisho(GNO)November-30-2015- Farshaxanka Aamiin Caamir ayaa sawir ku muujiyay xaaladda kala qoqobnaanta ah ee Somalia ka jirta, taasi oo uu sababay nidaamka Federalka ee ay dhawaan Somalia qaadatay.

Sawirka oo muujinaya dareenka shacabku ka qabaan dhibka Federalka eek u salaysan hanaanka beelaha ayaa imanaya iyadoo maamulada Puntland iyo Galmudug ku dagaalansan yihiin magaalada Gaalkacayo kadib markii ay isku qabteen dhul, loona aanaynayo in xadka la isku hayaa yahay mid beeleed.

– See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Aamiin-Caamir-Oo-Sawir-Ku-Tusaaleeyay-Dhibka-Hanaanka-Federalku-U-Horseeday-Somalia.html#.dpuf

News Related