Published:

 

Hargeysa(GNO) Nov.13, 2015 – Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xusseen, ayaa hortagay oo ay su’aalo waydiiyeen ardayda jaamacadaha, arintan oo naadir ku ah guud ahaan geeska Afrika.

Golaha Jamaal kula kulmay aqoonyahanka dalka waxa goleeyey telefishanka caalamiga ah ee Horn Cable TV oo indhawaale qabanayey doodo iyo su’aalo uu isku soo horfadhiinayey siyaasiyiinta iyo shacabkooda.

Golahan Jamaal su’aalaha lagu weydiinayey oo ahaa mid aad u xiiso badan, ayaa waxa uu u dhacay sidan ee daawasho haboon:

 

News Related