Published:

DAAWO Wareysi: Cabdi-Good Maxaa ku kellifay Barnaamijka Isir-raaca Af-Soomaaliga?

Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Cabdi-good) oo ah fallanqeeye Telefiishanka Kalsan ku leh Barnaamijka Isir-raaca Af-Soomaaliga oo lagu naqdiyo heesaha aan marin hab-raaca Suugaanta iyo Shuruucda Allifiddooda, ayaa markii u horeysay laga Wareystay waxa ku dhaliyey inuu sameeyo Barnaamijkaas oo caan ka noqday Soomaalida dhexdeeda.

Good

Mr. Cabdi-Good oo ay Wareysatay Wariye Raxma Maxamed Jaamac oo Barnaamijka Wacyi-gelinta Bulshada ku baahisa Internet-ka, waxa uu si xiiso badan uga waramay sababta ku dhallisay inuu sameeyo Barnaamijka Isir-raaca Afka Soomaaliga.

 

News Related