Published:

Hargeysa(GNO)November-02-2015- Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa si kalsooni iyo isdhul dhig leh uga jawaabay tirro su’aalo ah oo ay weydiiyeen dhalinyarro badan oo ku dhaqan caasimadda Hargeysa. Waxaa wax laga waydiiyay hadalo hore uu u yidhi.

 

https://youtu.be/m6_jwPpYAyY

Murrashax  Cabdicasiis Maxamed Samaale waxa uu soo bandhigay meelaha uu is leeyahay wax ka qabo haddii uu ku guulaysto tartanka doorashadda KULMIYE dhexdiisa, waxaanu uga jawaabay dhammaan su’aalihii  la weydiiyay  si siyaasiya oo macquul ah, isagoo aan ka badbadinayn.Murrashaxu waxa uu barnaamijkiisa siyaasiga ah kaga hadlay madal uu soo qaban qaabiyay HCTV.

 

News Related