Published:

 
Ogaysiis  jaaliyada somaliland ee ku dhaqan dalka finland , gaar ahaan caasimada iyo hareeraheeda waxaa la ogaysiinayaa
in masuul ka socda haayada maxaliga ah ee ADO Ngo. laguna magacaabo Xuseen ismaciil.
Marti inoogu yahay hoolka shirarka jaaliyada maalinta sabtida ah ee soo socata hadii alle yidhaa bishuna tahay
07.11.2015  , goobtu waa xarunta jaaliyada somaliland ee dalka finland . 
 
Saacad:- 2 duhurnimo(labda duhurnimo) ayay bilaabmeysaa
 
Addres:Nokaintie 2-4
posti : 00510
 
 
Wixii faah faahin ah kala xidhiidh gudida jaaliayda somaliland ee dalka finland 

News Related