Published:

Hargeisa (GNOCapture-52) –  Guddoomiyaha Kooxda Fanaaniinta Xiddigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) ayaa dalka turkiga ugu anba baxay socdaal caafimaad.

abwaanka oo maalmihii la soo dhaafay hargeysa u yaalay Xanuun ayaa waxa ku soo galbiyay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa fanaaniin, suxufiyiiin iyo xubno kale waxaana qoraal kooban oo uu ku baahiyay bogga uu ku leeyahay Facebookga uu ku yidhi Waxaan markaa Koowaad ugu Mahad Celinayaa ALLAHA AWOODOE LEH.. markaa Labaad Kooxdayda Xidigaha Geeska iyo Asaxaabtayda kale Ee Sida Wacan Ii Soo Sagootiyay, Waxaan Safar Caafimaad Ugu Yar baxayaa Turkey(Istanbul)
Dhamaantiin bye

News Related