Published:

Gudoomiyaha Qurbajooga Somaliland Md Cabi Cabdillaahi Xirsi Ayaa Maalintii Jimcaha Kulan Xogwaraysiya La Yeeshay Jaaliayada Reer Somaliland Ee Dalka Norway Gaar Ahaan Magalada Oslo Xafladan Oo Ay Soo Qabaqabiyeen Jaaliayada Reer Somaliland Ee Norway Munaasibadan Oo Ay Ka Soo Qaybgaleen  Masuuliin Iyo Waxgarad Badani Goob Joogna Uu Ka Ahaa Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Norway Sulub Xuseen Warsame Iyo GudoomiyahaJaaliyada Somaliland Ee Dalka Norway Cali Saleebaan Maxamed  Iyo Wakiilka Tv Qaranka Somaliland Norway  Eng Maxamed Jamac Dhiif Gudoomiye Cabdi Cabdilaahi Ayaa Uga Xog Waramy Jaaliyad Ujeedad Socdaalka Uu Ku Yinmi Dalka Norway Iyo Gud Ahaanba Scandenavianka Isgoo  Jaaliyada Ka Codsaday Wada Shaqayn Iyo Horumar Balaadhan Oo Laga Muujhiyo Qurabah Iyo Ictiraafka Oo Laga Qayb Qaao Isgoo Gudoomiye Cabdi Cabdilaahi Ku Guubaabiyay In La Sameeyo Gudi La Shaqaysa Xafiiskiisa Hargeysa Oo Firfircoo Aqoona U Leh Horumarinta Iyo Wax Qavbadka Loo Baahnyahay Kulnakan Ayaa Ku Soo Gabo Gaboobay Jawi Farxadleh.Norway

12312026_10153346753756733_1286145362_n 12312119_10205601466505126_700597451_n  12312257_10156245747725065_401815535_n 12312294_10153346755366733_182132247_n12312294_10153346755366733_182132247_n12212064338_10153346753941733_418289152_n12335985_10153346755126733_969569344_n12312294_10153346755366733_182132247_n12319250_10153346755311733_1114965560_n12336017_10205601464265070_922704577_n

Gabileynews online .com

mohamed jama dhiif

oslo NORWAY

News Related