Published:

Foosiya Xaaji Aadan Oo Ka Hadashay Wada Hadalkii Somaliland iyo Somalia

Muqdisho(GNO)December-22-2015- Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo ah xildhibaan baarlamaanka Somalia ka tirsan ayaa ka hadashay aragtideeda wada hadalkii Somaliland iyo Somalia, waxaanay sheegtay in dadka Somaliland ka soo jeeda ee Xamar joogaa hadda rabaan inay doorkooda ka qaataan Wada hadalka.

 

Geesta kale Foosiya oo wasiirka arrimaha dibadda xukumadda Muqdisho soo noqotay ayaa tilmaantay in dhaqaale xumo loo xidhay safaarado badan oo Somalia ku lahayd dalalka dibadda, kadib markii ay isbixin wayday.

 

News Related