Published:

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani C/raxmaan Ciro Oo Lagu Soo Dhaweeyey Caasimada Wadanka Ethopia Ee Adis Ababa.Sawiro

Gudoomiya golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani muddane Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Ciro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyey xarunta dalka Ethiopia ee Addis Abab.

Wati gudoomiyaha ayaa waxaa ka mid ah gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Xill.Cali Yuusuf Ahmed Iyo Axmed Xaaji Cabdilaahi Xamarje oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga waddani ayaa waxaa ay ka qeyb galeen xuska maalinta qoomiyahadaha dalkaasi Ethiopia .

News Related