Published:

12360300_907883642581759_2550274127129792208_n

Khadar C/laahi Cali

Amiin Khadar aw Cumar

C/risaaq Sakaaro

iyo dhamaan ilma Khadar Aw Cumar Waxay Hambalyo Aroos Udirayaan boqorrada Nimco‬ khadar‬ Awomar‬ iyo boqorka Mukhtaar‬ Cabdi‬ ‪‎Hirsi‬. inad inad isku dookh tihiin isku dookhtihiin lamaano isdoortayoo wadaaga dareentihiin ilaa xad is deeqayoo isdaawada aadtihiin dunta layskugu xidhoo tihiin dawadaa jacayl dadka dad ka ka markhaatiyoo warkiinan ku diirsadee hadii aad dadbgasheen damashad iyo Ciyaar Dartii baa loo tumee alaw gurigiina daa ameeen ameen ameeen inad isku daacad tihiin isku Daacada tihiin dad xariira oo dad fcnyhn dalilikeda Jiree alaw sida ul iyo diir dhexdooda Waxa diiqad iyo dhaqaalo wad yaanu iman mawlaa mawlaa ani daadashaa raxmaanow Deeq Usii hadii aad dadbgasheen damashad iyo Ciyaar Dartii baa loo tumee alaw gurigiina daa ameeen ameen ameeen

 

News Related