Published:

NINBAA WAXAA LAGU YIDHI WAAR KA WARAN HEBAL MARKAA SUU YIDHI WAXBA KUMA OGI MARKAA KUWA LEH TOLWAA BAA WAX KU SOO KORDHIN WADANI AMA AYI XISBI KAJIRA SOMALILAND HADALKIINAASI WAA HALBACAAD LAGU LISAY.BY AHMED JAMA ISMAIL

Baryahan waxaa soo baxaaya dad yidhaahda tolwaa baa soo noqonaaya oo soo galaaya siyaasada uu bari hore ku fashilmay ee uu ku ceeboobay ee ku kaliftey inuu kolba xisbi ku biiro.

Tolwaa oo aan cod ka keeni karin gobolada AWDAL,SALA IYO GABILEY hadaad eego qabiiliyan iyo hadaad iyo hadaad eegto degaan ahaanba oo hadana eegto siyaasiyanba labadaba waxba kuma keenikaro wax cod ah oo uu ku soo kordhin karaa xisbiyada macaaradka habayaraatee majirto.

Tolwaa waxba somaliland mayeelikaro waxna kuma soo kordhinkaro waxna kama dhimikaro ee waxaan odhanlahaa sidii xisbiga kulmiye uga tashadey ee uu u doortey qof cod u keeni kara oo degaan leh oo dhul leh oo dad haysta soo xusha si aad u heshaan cod laakiin tolwaa cidna wax u keenimaayo .

Xisbiga wadani waxaan kula talin lahaa hortiinba waa lagu qasaarey tolwaa oo waxaa ku qasaarey xisbiga kulmiye haddii iniguna aad tolwaa keensataan waxaad ogaataan inaad guuldareysan doontaan.

Tolwaa wax qiimo ah kumaleh guud ahaan umada gadabuurssi waxaa looga yaqaanaa gobolada galbeedka somaliland daba dhilif isku dira beelaha gadabuurssisidaas awgeed wax sharaf ah kumaleh tolkiis taasaana keeneysa inaanu cod ka heleylin galbeedka somaliland.
By ahmed jama ismail
Ahmed999@hotmail.com

News Related