Published:

 

Ra’isal wasaare Xigeenka Somaliya Oo La Waydiiyay Su’aalo Somaliland Ku Saabsan + Muuqaal

Muqdisho(GNO)Dis.04, 2015 – Maxamed Cumar Carte Qaalib, ra’isal wasaare xigeenka Somalia ayaa sheegay inay dedaal weyn ugu jiraan sidii bulshada Somaliland saamigooda uga heli lahaayeen Muqdisho. Waxa uu sheegay inuu hogaaminayay shirar arrimahaasi lagaga doodayay.

Geesta kale wuxuu ku dooday inay muhiim tahay sii wadida wada hadalka Somaliland iyo Somalia, oo uu sheegay inay Somaliland muhiim u tahay. Wuxuu sheegay in shuruucda socdaalka Somaliland caqabadi ku haysato, islamarkaana xataa madaxdu Muqdisho u doonato basaboorada.

Geesta kale wuxuu sheegay in la musuqmaasuqay deeqo waxbarasho oo ay ardayda Somaliland ugu soo dhiibeen wasaaradda waxbarashada Somaliland, islamarkaana aan si sax ah loo 

News Related