Published:

Hargeysa(GNO1fa00792297b3907d3621a11525313b8_L) Jan.02, 2015 – Wasiirkii hore ee madaxtooyadda oo muddo aan ka hor soo muuqan warbaahinta, ayaa waxa wareysigii ugu horeeyey isaga oo aan xil hayn la yeeshay TV-ga Universal barnaamijkiisa milicsiga siyaasiga.

Wareysigan lala yeeshay wasiirkii hore ee madaxtooyadda ayaa ah mid aan waxba la isu hambayn oo uu weriyuhu xirsi waydiiyey su’aal kasta oo aan lagula dhici jirin xilligii uu hayey xilka wasiirka madaxtooyadda.

Wareysiga wasiirkii hore ee madaxtooyadda ayaa u dhacay sidan ee daawasho haboon:

 

 

News Related