Published:

Hargeysa(GNO) Jan.03, 2016 – Waxa maanta wareysigii ugu horeeyey siiyey warbaahinta, maamulaha dugsiga Agoomaha ee ay dawladda Kuwayt dhismihiisa ka fulisay bariga magaaladda Hargeysa.

Dugsigan oo ay dadeynaha magaaladda Hargeysa si wayn ugaga cabanayeen in aan lagu xanaanayn caruurtii agoonta ahayd ee lagu dhisay magacooda, balse ay dhigtaan caruurta dadka ladan oo ay ugu horeeyaan masuuliyiin xukuumadu.

Maamulaha dugsigu ma uu soo qaadin tabashadaa dadka danyarta ah, hase yeeshee waxa uu ka waramay waxqabadka iyo qaybaha uu ka kooban yahay dugsigu. Waxaana isaga oo u waramayey weriyeyaal ka socday Tvga Star uu yidhi sidan hoose ee daawasho wanaagsan:

 

 

 

 

News Related