Published:

 

Wasiirkii jagooyinka arrimaha dibbadda iyo ganacsiiga ka soo qabtay xukumadda Siilaanyo Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa waraysi bulshadu qayb ka tahay lagula yeeshay Ingiriiska oo uu ku joogo socdaal la xidhiidha dardar galinta xisbiga Kulmiye. waxaana la waydiiyay su’aalo badan oo xisbiga Kulmiye, Xukumadda iyo guud ahaan dalkaba ku saabsan. –

News Related