Published:

Burco(GNO) June19, 2016 – Waa dhacdo xanuun badan, waa haweenay lagu dayriyey waxaanay galabsan, waa marwo Ayaan oo uu haleelay xanuunka dillaaga ah ee HIV-gu. Waxan u doortay in aan idiin soo bandhigo, markii daawashadeedii dareenku damqasho iyo dubaaxin kala joojin waayey ayaan go’aansaday in aan idinla wadaago.

Waxa dhacdadan ku lamaan codka hal-abuur afka alle ma gooyaan, dareenkiisa durusan bulshada kula hadlay, waa Cabdillaahi Xasan Ganey oo dhacdadan ka tiriyey maansada DARXUMO.

Nala daawada labada muuqaal oo mid waliba fariintiisa gudbinayo:

 

MARWO AYAAN OO UU HAYO XANUUNKA HIV-gu:

 

MAANSADA DARXUMO:

News Related