Published:

Ra’iisul wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu iscasilayo bisha October, ka dib markii codbixiyayaasha dalkaasi ay aqlabiyad ugu codeeyeen in ay ka baxaan Midowga Yurub.

Mr Cameron ayaa si weyn ugu ololeeyay in Britain ay kasii mid ahaato Midowga Yurub, waxaana uu sheegay in uu ixtiraamayo go’aanka shacabka dalkiisa ee ay ku muujiyeen natiijada aftida.

News Related